Osman Ahmed
Mr. A. Abdulahi
Contact
The Designer
Asaaska Suugaanta Soomaalida
ISBN: 978-91-976364-9-4
 
Soo Dhawoow!
 

Waxaana daabacay: Shirkadda Scansom Publishers, Stockholm, ka kooban 254 bog. ISBN: 978-91-976364-9-4.

Buuggan waxaa hordhaciisa qalinka ku duuqay Xasan Sheekh Mumin, gabayaa, mu’alif iyo qoraaga: {Leopard Amoung the Women: Somali Play Shabeel Naagood, London @1974, Oxford University Press.}

Buuggani wuxuu wada dulmarayaa guud ahaan suugaanta Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qaybaha ay u kala baxdo. Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello. Kan ugu dambeeya, heellada laga wada askumi karo mid kasta sideeda hore midkood ama isku dhafkood. Dhinaca kale, heellada waxay ka soo jeedaa hees dhaqameed haddaan ka soo qaadano mitaalkan caanka ah ee heesaha u gaarka ah marka awrta la rarayo loo yaqaan salsal: Akhri

Naqdin Uu Sameeyey Qoraagu
Goobaha Aad Ka Dalban Karto Buuga
Wejiga Hore Ee Buuga

Qoraha
Abdulfatah Abdullahi

Updated Feb, 18th, 2008 - 11:00pm


Naqdin | Nala Soo Xidhiidh | Halkan Ka Dalbo | Bogga Hore
(C) Copyright 2008 Abdulfatah Abdullahi All Rights Reserved.