![]() |
|
Gabantu Cadaalad Ma Posted: 09.02.08 01:29 AM
Tan iyo goortii ay Samsam Ducaale kala kulantay kufsgii arxandaradda ahaa, iyo jirdilkii xooganaa kooxda Maamulka Hargaysa, gaar ahaan Axmed Yusuf Yasin iyo kan booliiska ayaa aysan helin wax daryeel ah, tan iyo waqtigaas waxaa indhaha ku hayay, oo si wanaagsan xaaladeeda u eegayay Barbaarta AGABSO oo fadhigoodu yahay Minneapolis, hadaba halkan waxaan idiin kugu soo gudbinaynaa dhamaan barnaamijyadii laga sameeyey Samsam intii ay dhibaatooyinkaa daba-qoodhigu u gaysanayay ay ku hdex jirtay!
Barnamijyaddaa oo Maqal iyo qoraalba lahaa, ayaan halkan waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa inta aynu ka gaadhno, inaga oo goor walba wixi ka soo cusboonaadda halkaa idin la soo socod siin doonaa idinka Illaahay.
Barnaamijyaddan iyo kuwa kale oo badan ayaan suu gudbin doonaa, kuwan oo dhamaantood si wanaagsan ulafa guraya xaladda murugadda leh ee lasoo gudboonaatay gabadhaa agoonta ah, islamarkaana waqtigaa ardayad ka ahayd dugsiyadda Magaaladda Boosaaso!
Codka Dhaliinyaradda
|
|
||||||||||
|
AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA MAXAY GALABSATAY | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG © Copy; 2002 - 2007 VOY, Inc. All Rights Reserved. |
|||||||||||