Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Dr. Omar Osman Rabeh. Afbakayle Nimankii Kufriga Uraya Ii Keenay" Prof.Raabi Maqal+
Garaad Jaamac Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Minnesota. Akhri+ | Maqal+
"Rabitaanka Shacabku Ixtiraam Buu Mudan yahay". Sh.A.Qani Qorani. Maqal+
Inna Caydiid.
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse.
"Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Dagaaladda Itoobiya


Looga Soo Horjeeda Judhiiba Way Bilowdeen" Duqa Somaliapolis.

Posted: 02.05.07 12:29 AM


Duqa Somaliapolis Prof.Galaydh oo hadalkiisa aad loogu bogay Maqal+ .

Duqa Somaliapolis Prof.Cali Galaydh ayaa warbixin uu siiyay qalabka warbaahinta oga waramay shir ay Soomaalida iyo Amxaaradu u dhamaayeen oo lagu qabtay Magaaladdan Minneapolis, kan oo ay Labaddaba ku diidanaayeen falalka xaaraanta ah ee ay Tigre-egu ka wadaan geesak Afrika gaar ahaan weeraradii ugu dambeeyey ee Zenawiga nuguli ku qaaday Soomaaliya.

Duqa Somaliapolis Prof.Galaydh oo hadalkiisu aad u cadcadaa ayuu u dhigay sidan;

Waxaanu ka wada hadldalay wici ka dhacay Soomaaliya iyo gardaradda Itoobiya ay Soomaaliya ugu gashay, kadib markii ay dagaal gardara ah kusoo qaaday Islaamiyiinya iyagoo aqaladooda iyo badhahooda si nabad ah u fahdiya, kuwan oo lixdii bilood ee ugu dambaysay ka talinyay inta badan dhulka Soomaalida.

Itoobiyaanku Weligood waxay joogeen Soomaaliya gudaheeda, iyagayna marmarsaiiye ka dhigteen (Islaamiyiinta) markii ay gudaha u galeen Soomaaliya, Golaha Amaankuna waa lawada ogyahay waxa uu ka yiri damaca Itoobiya ee Soomaaliya, iyo in aysan marnaba ogolayn in ay soo gasho Soomaaliya, waxa Itoobiya xagga dambe kasoo riixayase yaab leh.

Afraad aan magac iyo muunad ku lahayn Soomaaliya ayaa doonaysa in Soomaaliya ay gacanta u geliso Itoobiya, waana ninka Madaxwaynaha Loogu yeedho Con.Yuusuf, fadhigii maanta wixii ugu xooganaa ee laga wadahadlay ayaa ugu waynaa, sidii loo jooojin lahaa kibirka iyo Gardaradda Itoobiya, iyo in ay Itoobiya si degdeg ah oga baxdo Dalka Soomaaliya.

Waxaa ka qaybgalaayshii ay ku tilmaameen wax lagu qoslo in Itoobiyaanku at tageerayaan Dowladda Soomaaliya, waxaasi waa iska sheeko, Dowladani mid ay dadku doonayaan ma ahan, ama xataa leh awood iyo xikamd ay ku maamusho Soomaaliya, marka lagaba soo tago jahawareerka iyo haantaawilifka kooxda baydhabo haysta.

Itoobiya iyo Soomaaliya wax xidhiidh ah oo wanaagsani ma dhexmari karaam, arintan ayaa sal loogaga dhigay in bal horta inta aaban laga hadlin xidhiidh wanaagsan oo labadaa dal dhex mara in loo baahanyahay in la arko Soomaaliyadii oo gumaysiga laga dulqaaday, oo iyadu maanta xor ma ahan.

Mida kale laba dal oo tartami karaba ma ahan Kooxda Zenawi hogaamiyo waxaa dhinac taagan Dunidii oo dhan, Halka Soomaaliya ay maanta ka dhigantahay neef dhintay oo haadu isugu habarwacatay, saboolnimo, aqoondaro, walow intaba la odhankaro waxaa nagaga badan Itoobiya, laakiin hadana iyadda wax un maamul ah baa ka jira oo canshuur qaada.

Waxaanu leenahay oo aan weli ku celcelinayaa Tigre-egu waa in ay Soomaaliya isaga baxaan, oo weliba si degdeg ah oo wax shuruud ah aan lagu xidhin oga baxaan, kadibna si xoriyad leh loo wada hadlo anaagii oo ah laba dal oo Geeska Afrika kuwada yaal!

Annagu waan ognahay waxa ka socda Mbali, Harar Gambeli iyo Arsi iyo xata Adis Ababa, maamulka Zenawiga nuguli ma ahan qudhisu mid ay doonayaan dadka dalkaa oo waxa uu ku haystaa xoog, oo qowmiyaduhu intooda badan waa ay kasoo horjeedaan, mana doonayaan, marka wax uu marba meel isugu qaadayo waa arin lagu qarinayo waxa ka socda gudaha Itoobiya.

Waxaan uamalynayaa Dacaayadda Zenawi ee ah in ay ciidamo reer Ereteria ah joogaan gudaha Soomaaliya oo ay la dagaalamayaan, ama qolyo jihaad doon ah, meeye kuwaas imika iyaagaa haysta dalkii maxaa loo arki waayay, marka laaga reebo Ragga Islaamiyiinta ah ee isku uruursaday Geeska ugu shisheeya ee Koonfurat Soomaaliya, oo imika Maraykanku dusha ka duqaynayo iyadoo aan la garan sababta ay waxaas oo dhami u dhacayaan..

Mar walba Ciidamadda Itoobiyaanku waa ay ogaayeen in Islaamiyiintii joogay Muqdisho uusan qabalka ay haystaan hagaagsanayn ama uusan u dhigmin Itoobiya oo meelwaba lagaga soo gurayo, waxaase wax lala yaabay ah oo runtii si wayn aan diiradda usaarayaa Duqaynta Maaraykanku ku hayo meelaha ay dhaliinyarradda Islaamiyiintu ku uruursanyihiin, maxaa jira dhankaas oo ay waxaan oo dhami u dhacayaan, waxaan umalaynayaa in ay jiraan wax aynaan ogayn, waqtigaase sheegi doona.

Imika Itoobiya way qabsatay Caasimadii Soomaaliyana waxaa ku sugan Ciidamo ay Itoobiya leedahay oo been ay abaabuleen kusoo galay gudaha Soomaaliya, waxaana imika biloowday oo waqti walba la garaacaa Saldhigayadda ay Itoobiyaanku fadhiyaan, iyo Kuwa booliska iyaga garabka siinaya.

Dalkaaga oo casimadiisii la haysto waan garan kartaa waxaad samayn lahayd, maalmaha soo socda waxaa si wayn loo sugayaa in dagaaladda lagaaga hortagayo Cadowgeenii Weligii oo maanta caasimadda Soomaaliya ku sugan, waana waxa keliya ee uu samayn lahaa qofkii calooshii dalskiisa la qabsado.

Waxaan sidoo kale marnaba laga rajo qabin in ciidamo ay afrikaanku leeyihiin tagaan gudaha Soomaaliya, kuwan oo ay adagtahay in ay umuurtaa isku aadiyaan, waxaad maqlayseen in koonfur afrika ay tiri waan diraynaa, hadana ma aysan dhicin oo waa ay diiday, kuwa kale sida ay u badan tahay waxay qaadi doonaan dariiqaa ay koonfur afrika qaaday.

Dadka degan Minnesota ee u dhashay Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa wax badan qaban kara hadii ay qaataan dariqadda iyo qaab wadanoolaashaa hagaagsan ee dhamaan Jaaliyadaha ku dhaqan dalkaa Itoobiya, hadiise dhamaanteen aan ku fekirno sida uu Zenawi oo aan in badan ka aqaano hindisihiisa iyo falalka sharta ah ee uu maleegayo ay u dhaqmaan, waxaan dib ugu laaban doonaa taariikhdii dhiiga badnayd ee labadda Ummaddood u dhexeysay.

Voice of Youth
___________

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Duqa Somaliapolis Prof.Galaydh
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.