![]() |
| Con.Yuusuf | |||||||||||
|
Waa Inna Adeerkey, Sharmarkana Gabadh Baan Ka Qabaa"! Azhari Posted: 21.04.07 05:29 AM Voy. Barnaamijka Al-Itijaah Al-Mucaakis oo isagu talaada walba ka baxa Television-ka carbeed ee Al-jazeera ayaa todobaadkii lasoo dhaafay lagu casuumay Yusuf AZhari iyo Zakariye Maxamuud, kuwan oo ka doodayay Guumaysiga imika Con.Yuusuf iyo kooxdiisu ay kusoo hageen Dhulkeeni hooyo Soomaaliya. Doodan oo runtii aad u xiiso badnayd ayaan intii ugu muhimsanayn halkan kusoo uruurinay barbaartu waxay filayaan in aad si wanaagsan oga heli doontaan islamarkaana aad dhuuxi doontaan, gaar ahaan waxa uu gumaysigu la damacsanyahay Ummadda Soomaaliyeed, tan oo aad kala dhex bixi kartaan sida inta badanba uu Azhari u dhigayo Aragtidiisa.. Goorta aad dhagaysato kadib hadii aad jeclaysato in aad aragtidaada ka dhiibato, iyadii oo cilmi ku dhisan fadlan kusoo hagaaji fariin danab sidahan Voy, waxaan filaynaa in aad ka heli doontaan. Maqal Voy + AL-JAZEERA
|
|
||||||||||
|
AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA MAXAY GALABSATAY | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG © Copy; 2002 - 2007 VOY, Inc. All Rights Reserved. |
|||||||||||