Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Xidhiidh
Aniga waxaa ii muuqda in shacabiwaynaha soomaaliyeed uu imika kusii jeedo mustaqbal ifaya oo wanaagsan, Ummaddan weligeed markay dhibaatootaba waxa ay faraj ka heshaa xagga rabbigga wayn ee abuuray". Sheekh Shariif Sh. Axmed Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Nashiidka Todobaadkan waxaa lagu magacaabaa Illahay Baa Nagu Filan goor walba Maqal+
Sidee Uqaabilnaa Ramadaan
Sida qoran marka bishan la' arko, waxaa laga doonayaa qofwalba oo Maqal+
Islaamiyiinta Soomaaliya


& Kooxda Baydhabo Oo Kala Tag Qarka Usaaran!

Posted: 10.31.06 03:29 PM

Madashii Kharduum Oo In Lagu Kala
Tago Qarka Usaaran.

Voy. Nin u hadlay dowladda Sudan ayaa Maanta Kharduum ka sheegay in ay Islaamiyiintu diideen in ay ogolaadaan ka qaybgalka wadahadladda la filayay in ay dhex maraan iyagga iyo Dowladda Cabdulaahi Yuusuf.

Maxamed Cali Ibraahin Oo ah ku xigeenka arimaha dibadda ayaa mar kale ku celiyey in Islaamiyiinta Soomaaliya aysan la geli doonin wax wadahadal ah inta ay Ciidamadda Itoobiya joogaan Soomaaliya iyo weliba inta ay IGAD cagaheeda ay ku walaaqayso madashan oo ay Jaamacadda Carbeed rajo wayn ka qabto in ay wax hagaagsan kasoo baxaan.

Tuhun Laga Qabo
Deriska.

Maxamed Cali Ibraahim waxa uu Nairobi ku tuhmay in ay qudheedu leedahay danno gaar ah, kuwan oo ay doonayso in ay ku baabi'iso Soomaaliya islamarkaana ay ku kala qaybiso, waxa uu si wayn u adkeeyey sida ay Islaamiyiintu oga go'antahay in Soomaali-wayn oo nabad ahi ay iman doonto mar un, sida ay daacad oga yihiin ka qayb galka wadahadaladan imika la isugu yimi iyo iyagii oo doonaya ugu horayntaba in danta dadwayanaha la eego, waanu doonaynaa buu yidhi in ay wadahadaladan kasoo baxaan dowlad dadnta dalka ka shaqaysa oo loo dhanyahay.

Digniinta Laba
Dhinac.

Nin oday ah oo isagu ka tirsan Islaamiyiinta ayaa ayaa ka digay in ay ku laaban doonaan Muqdisho hadii markaa aan laga hoos qaadin codsigooda oo aan Ciidamadda Itoobiyaanka ee Soomaliya lagu soo daabulay dib looga celin, Islamarkaana aysan hogaamin wadahadalan wadan dhexdhexaad ka ah arimaha Soomaaliya, Mas'uul sare oo ka tirsan Jaamacadda Carabta ayaa isaguna sheegay in ay diideen codsi ka tanaazulid shuruudahaa ah oo loo bandhigay Islaamiyiinta.

Dhanka kale waxa uu sheegay Ninka hogaaminaya kooxda Baydhabo Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil in aysan aqbali doonin wax shuruud ah oo ka timaada dhinaca kale, waxa uu isaguna ka digay in ay shirka isaga bixi doonaan hadii Kenya meesha laga saaro.

Kenya Oo Niyad-Sami
Doonaysa.

Maxamed Cabdi Afeey oo ah ninka u qaabilsan Kenya arimaha Soomaaliya ayaa ku dhiiraday in uu yidhaahdo "sababta ay Islaamiyiintu u diidayaan in aan dhexdhexaadino shirka ayaa ah warar been ah oo laga faafiyay Kenya"

Soomaaliya Oo Loo Ciidan Iyo
Hub Aruursanayo.

Kenya waxa ay imika horjooge ka tahay urur goboleedka IGAD, kan oo ka kooban todobo dal kuwan oo dhamaantood dhaca Bariga Afrika, waana ururkii soo dhisay Dowladda Cabdulaahi Yuusuf-ka daciifka ah sanadkii 2004ta, waxayna imika loolan ugu jiraan sidii ciidamo dalalkooda ka socda afrika ugu diri lahaayeen.

Hadaba Todobadda Dal ee ku jira Urur goboleedka Igad ayaan qudhoodu isku raacsananyn in ciidamo loo diro Soomaaliya, dalalka Ereteria, Jabuuti, ayaan sinaba ogolayn ciidan loo diro halkaa, halka Kenya, Itoobiya, Ugaandha, iyo kooxda baydho ay doonayaan dirida ciidamadaa, sudaan ayaa iyadna goor dambe ka laabatay in ay ciidan halkaa u dirto.

Dalalka ku jira IGAD ayaa intooda badan ciidamadoodu ay yihiin kuwa ugu sixadda xun, oo tiro ka badan 56% ayaa qaba cudurka dilaaga ah ee HIV AIDS, Soomaaliyana warbixintii ugu dambaysay ee qaramadda midoobaby ayaa shegtay in boqolkiiba 1 uusan dhamayn sidaha Cudurka HIV AIDS-ka.

Voy + NAgency
___________

Akhri Wararkan Kale

  1. Islaamiyiinta Oo Diiday Shirka! Akhri+
  2. Cabsi Laga Qabo Dagaal! Akhri+
  3. Digniinta Maraykanka Akhri+
  4. Ragg La Badbaadshay Akhri+
  5. Pland/Sland Oo La Qaban Doono Akhri+
  6. Baydhabo Oo Go'doonsan Akhri+
  7. Qabsashadda Baydhabo Akhri+

Jantuuska Qaab Dhismeedka Maxkamadaha Islaamiga ah. Daawo

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Mohamed Ali Ibrahim Ku Xigaha Arimaha Dibadda
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Gumaysigii Oo
Digay

Mario Oo Talyaani ah ayaa. Akhri+
Jihaad Somalia
Lagaga Dhawaaqay - Sheekh Shariif. Akhri+
Difaaca Dalka
iyo Diinta

Waa Waajib Muqadas Ah - Prof. Cadow Maqal+
Soomaalidu Way Ka Daaleen
Dagaal-Ogayaasha dilooday - Sh.Shariif Maqal+.
Kooxda Maamulka
Hargaysa

Oo Kufriga Hibo Loo siiyay Akhri+ .
Culimo iyo Caamaba
W/G Maxaa ka Haysta SL-nimadda Akhti+.
Kooxda Maamulka Hargaysa
Oo Cabsi Wayn Ka Muujisay Maqal+
Hiiraale Dagaal
Ooge

Aan Mudnayn In Uu Soo Laabto Maqal+
Ciidamo Beeleed
Qabsaday

Kuwan oo ay wehliyeen Itoobiyaan Maqal+.


AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.