SHALAY
![]()
|

|
|
|
![]()

Aniga waxaa ii muuqda in shacabiwaynaha soomaaliyeed uu imika kusii jeedo mustaqbal ifaya oo wanaagsan, Ummaddan weligeed markay dhibaatootaba waxa ay faraj ka heshaa xagga rabbigga wayn ee abuuray". Sheekh Shariif Sh. Axmed Maqal+
Nashiidka Todobaadkan Nashiidka Todobaadkan waxaa lagu magacaabaa Illahay Baa Nagu Filan goor walba Maqal+
Sidee Uqaabilnaa Ramadaan Sida qoran marka bishan la' arko, waxaa laga doonayaa qofwalba oo Maqal+
|
|
|
![]() |
|
Ujeedo |
|
Bayaan Nabadeed
Posted: 11.11.06 12:29 AM
- Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
- R.Biciidyahan Oo Shareecadda.. Maqal+
- M.Cumarka C.Maxamuud "Baaq".
Maqal+
Wadatashi ay sameyeen aqoonyahanka, culumaa udiinka, waxgaradka iyo ganacsatada gobalka mudug qayb ka mid ah ayna qiimeeyeen xaaladda guud ee soomaaliya iyo isbadalada ka soo cusboonaaday, taas oo saacadba saacada ka danbaysa isa sii badalaysa iyo saamaynta ay ku yeelatay maamul goboleedka puntland iyo shacabkooda.
Waxa ay garteen in ay qaataan talo soo jeedin iyaga oo ka eegaya dhinacyo badan, si loo badbaadiyo ummadda soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka reer puntland iyo maamulkoodaba iyada oo laga duulayo wacyiga dhabta ah ee jira iyo rabitaanka ummadeed ee aan dhinacna u xaglinayn.
sidaas darteed waxaan garanay annaga oo ah Culumaa u diinka, Ganacsatada, aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Bulshada rayidka ah ee magacyadooda hoos ku qoranyihiin in aan soo jeedino Baaq ku wajahan Shacabka Reer PuntLand Iyo Xukuuumadooda Waana Sidan:-
- In shacabka iyo maamulka Gobolada Puntland ay ku dhaqmaan shareecada islaamka, kuna xukuntamaan kitaabka Alle.
- In maamul Goboleedka puntland uu Diyaariyo Shir, uuna isugu yeero aqoonyahanka, Culimada, Waxgaradka, isimada iyo Bulshada Rayidka ah si loo hirgeliyo ku dhaqanka shareecada islaamka.
- In aan Dalka soomaliya la keenin Gebi ahaanba Ciidamo Shisheeye, Lagana saaro kuwa ku sugan hadda, iyada oo la dhowraayo diinta islaamka iyo sharafta Ummadda soomaaliyeed.
- Inaanu taageersanahay beesha ku dhawaaqday inay ku dhaqmayaan shareecada islaamka, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa beelaha kale ee reer puntland In ay la qaataan ku dhaqanka sahareecada islaamka, lana midoobaan beesha walaalohood ah, madaamaa ay Puntland lagu dhisay iskaashi beeleed.
Magacyada Bayaanka Soo Saaray
- Ugaas Maxamed Maxamuud (indha Yare)
- C/waaxid Garawaan
- Ganacsade Maxamuud Awfaarax
- C/maan Aadan Dalab
- Xasan Warsame jaamac(xasan eeley)
- Gaar Yaasiin
- Axmedey Maxamed Cali
- GanacsadeYasiin Sanyare
- C/qani Axmed Gayre
- Siciid Xasan Cadde
- Xuseen Ashkir Muuse (isle,eg)
- Cusmaan ashkir Muuse(Canabore)
- Cabdi Jaamac Faarax
- Ganacsade Bashiir Xasan Ciiro
- Burhaan Axmed Nuur
- C/kariin Xarfe
- Maxamed Ciise Looyaan
- Maxamed Ciise Cabdi
- Quulle Cali Samey
- Pro. Maxamed Jaamac Yuusuf
- Siciid C/laahi Warsame
- C/weli Abshir Budeeye
- C/risaaq C/laahi Jamac(ShirGalle)
- C/risaaq Maxamed Jaamac Islaan
- Ganacsade Cabdi Jaamac Cali Food
- Cali Aadan Xuseen
- C/laahi Cabdi Aadan (cadiir)
- Daahir Daab
- Cawil Xaaji Xuseen
- Maxamed Muuse Jiir
- Maxamuud Maxamed Cisman
- Sh Jaamac C/salaam Warsame
- Faarax Cali Maad
- Maxamuud Jaamac Warsame
- Axmed Dhurbe
- Maxamuud Cali Biixi
- Maxamuud Hoobal
- Fahiim Siciid Guumbe
- Saleeban JaamacQalowdaan
- Xasan C/kariin Shirdoon
- Cabdi Xaabuun
- C/qaadir Maxamed Cali
- Faarax Salwe
- C/rashiid maxamed Cali
- Axmed Jaamac Warsame
- Faarax Jaamac Warsame
- Maxamed Toleeye
- Axmed Jinoolle
- C/qafaar Axmed
- Aadan Cismaan Jaamac Geyre
- C/salaam Axmed
- Cabdijabaan Axmed
- C/raxmaan axmed
- Daahir Salaad Nuur
- Burhaan Maxamed Gureey
- Cumar Aadan Shiikh Doon
- C/rashiid Maxamed Mataan
- Farxaan Maxamed Aadan Shiikh Doon
- Jamal Maxamed Cali Ciise
- Jamaal C/qaadir Yare Aadan
- Axmed C/dille Cabdi Cali
- Maxamuud Cabdi Adan Kalax
- Axmed Xasan Cali Ciise
- Maxamed C/wali Xasan Cilmi
- C/qani Daahir Yuusuf
- C/rashiid Maxamed Wadakhalaf
- Siciid Maxamed Wadakhalaf
- C/waaxid C/risaaq Maxamed
- Cismaan Maxamuud Xasan
- Maxamuud Axmed jaamac
- C/casiis Xuudi
- C/nuur Cabdi Daahir
- Doob Cabdi Dheere
- C/laahi Maxamuud Cilmi (Carte)
- C/raxmaan Faarax Cabdulle
- C/laahi Axmed Salwe
- Yasiin Mursal Yasiin
- Shariif Maxamed Xuseen
- Cumar Aadan Isxaaq
- Maxamuud Cumar Xuseen
- Siciid Bare Yuusuf
- C/laahi Aw Maxamed
- Axmede Cali Aw Saciid
- Maxamuud Faarax Maxamed
- Shiikh C/risaaq Axmed Siciid
- C/laaahi Jaamac
- Khaliif Cali Cumar
- Siciid maxamud muumin
- Birre maxamed jaamac
- Nuur maxamed tayeeglo
- Raage faradheere
- Gaarad gaas dhunkaal
- Gorod faarax xasan(nabadoon)
- C/raxmaan sheikh xasan
- xasan faarax qordheere
- huruuse yaasiin mursal
- iimaan cali yare(eng)
- c/rashiid aw maxamed bootaan
- siciid xasan xirsi(dhuudhaa)
- maxamed jaamac muuse(ganacsade)
- c/qaadir xuseen nuur(dhocdhocle)
- c/qaadir faarax xasan(suufi)
- c/hodan cabdi sheexo
- Saciid Cumar Aw Xuseen
- yaasiin maxamed afgab(nabadoon)
- c/raxmaan khaliif shido
- maxamed cigal afgab
- jaamac cali gaaciro(nabadoon)
- Dr aadan maxamed cigaal
- c/nuur salad nuur(dhigdhexo)
- wacdi maxamed cigaal
- axmed xasan axmed
- c/qaadir xasan axmed
- bashiir c/qaadir jaamac
- faarax maxamed aadan(nabadoon)
- maxamud cumar cali (Gargaar)
- axmed faarax maxamud Ganacsade
- c/raxmaan maxaed cajab(ganacsade)
- burhaan daahin muuse(samadoon)
- maxamud faarax kooshin(gooje)
- c/shakuur muuse shire ( farey)
- Nabadoon Maxamed C/samad Cilmi
- Cali Barre Maxamed Maxamud
- C/laahi Ismaa,iil Xirsi
- Maxamed Jaamac Cabaas
- Maxamed C/risaaq Xaashi(Birqin)
- Maxamed Sheekh Ismaa,iil (Hire)
- Nabadoon C/naasir Cigaal Xirsi(Faracade)
- C/naasir Faarax (Lagu Jire)
- Sheekh Axmed Maxamed (dheeli)
- Saacid Axmed Dhamuuke
- Ganacsade Muuse Maxamuud Takar
- C/raxmaan Xasan Warsame (Xaraf)
- C/raxmaan Gurxan Sheybe
- C/casiis Axmed Aaadan
- ShekhC/naasir Ciise Xirsi (Albaani)
- Xasan C/samad C/dulle
- Burhaan C/risaaq C/laahi
- C/salaam Xasan Maxamed (jalamad)
- Maxamuud Ibraahim Cumar(Cagma dhige)
- Ganacsade C/nuur Maxamed ismaa,iil(kilic)
- Aadan Faarax Axmed
- Axmed Cabdi Daahir
- C/raxmaan Cali Salaad
- Maxamuud Bare isxaaq (Islow)
- Dr C/naasir Sheekh Ibraahim
- Cali Maxamuud Muuse
- C/wali Muuse Shire (Dhamuuke)
- ibraahim Mire aadan
Hadii aad doonayso in aad qoraalkan wax badan ka ogaato la xidhiidh
Saciid Max'ud Muumin
Tell: 00 252 585-5050 Guriga
Gaalkacyo, Soomaaliya.
UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL
QAYBAHA QUURSIGA:
1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG
1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |
| ![]() |
|
|
|
|
|
|
Archives
![Somalia]()
|
Gumaysigii Oo Digay
Mario Oo Talyaani ah ayaa. Akhri+
Jihaad Somalia
Lagaga Dhawaaqay - Sheekh Shariif. Akhri+
Difaaca Dalka iyo Diinta
Waa Waajib Muqadas Ah - Prof. Cadow
Maqal+
Soomaalidu Way Ka Daaleen
Dagaal-Ogayaasha dilooday - Sh.Shariif Maqal+.
Kooxda Maamulka Hargaysa
Oo Kufriga Hibo Loo siiyay Akhri+ .
Culimo iyo Caamaba
W/G Maxaa ka Haysta SL-nimadda Akhti+.
Kooxda Maamulka Hargaysa
Oo Cabsi Wayn Ka Muujisay Maqal+
Hiiraale Dagaal Ooge
Aan Mudnayn In Uu Soo Laabto Maqal+
Ciidamo Beeleed Qabsaday
Kuwan oo ay wehliyeen Itoobiyaan Maqal+.
![]()
|