Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Xaaji Cali Khalif Galaydh "Culimaddu Taageereey Mudan Yihiin". Xaaji Galaydh. Maqal+
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse "Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Magaciisu waa Illahay baa nagu filan Maqal+
Soomaaliya iyo
Taariikh

Horta halkan waxa ina dhigay Maqal+
Xasuuqa Muwaadiniinta


Looma Dulqaadan Doono" Sh.Idiris.

Posted: 01.12.06 12:30 AM

Islaamiyiinta Soomaaliya Oo Dhinac Isaga Riixay Qaraxyadii Tigre-eda Lala Beegsaday

Islaamiyiinta Soomaaliya ayaa waxaan jirin ku tilmaamay tuhunka dowladda Cabdulaahi Yuusuf-ka Tabarta daran, diidmadan ayaa ka dambaysay kadib markii ay kooxda baydhabo sheegeen in qaraxyadii ka dhacay duleedka Baydhabo ay mas'uul ka yihiin Islaamiyiinyta Soomaaliya.

Wasiirka Difaaca Islaamiyiinta Soomaaliya Sh. Yuusuf Siyaad ayaa u sheegay warbaahinta goor dambe oo saaka ahayd in ay maqleen qaraxyaddan welina aysan ogayn xogta rasmiga ah ee la xidhiidha umuurtan, waxaa uu sheekhu si cad ugu digay ciidamadda Tigreega ee ku sugan gudaha Soomaaliya, waanu ka hortegi doonaa, waanu la diri doonaa, ilaa aan ka xorayno dhamaan dhulwaynaha Soomaaliya ayuu hadlkiisii kusoo xidhay.

Xasuuq Ka Dhan Ah Socoto

Cali Sheekh Idiris oo isaguna ah Mas'uul sare oo ka tirsan hogaanka Islaamiyiinta Soomaaliya ayaa goor sii horaysay oo maanta ahayd u sheegay warbaahinta, in qaraxyada imika dhacay ay yihiin oo keliya xasuuq ka dhan ah socoto muwaadiniin ah, kuwan oo kusii jeeday Magaaladda Baydhabo.

Mar uu tilmaamayay sida ay wax u dheceen ayuu Idiris xusay in cabsida iyo argagaxa ay ka qabaan Askarta Tigre-ega shacabka Soomaaliyeed ay isaga furayaan noocwalba oo hubka ay haystaan ah, arimahan ayuu sheegay in ay dhowr jeer dheceen xataa marka lagu daro Askarta Soomaalida ah ee la degan, sida nin xaajo u baxay oo goortuu soo laabtay ay moodeen cadow halkaasna uu naftiisii qaaliga ahayd ku waayay.

Tigree Ismiidaamin Lala
Beegsaday

Wararka ka imanaya Magaaladda Baydhabo xarunta dowladda cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran ayaa sheegaya in ragg ka tirsan kooxda cabdulaahi Yuusuf Qarax lala beegsaday, qaraxan ayaa ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah inta la ogsoonyahay taariikhda soke ee loolanka xagga siyaasadda Soomaaliya.

Qaraxan ayaa sababtii dhalisay dhowr siyaabood loo fasirsay iyo dadka ku dhintayba, dad goob joog ah ayaa sheegay in qaraxani u dhacay kadib markii gaadhi uu soo istaagay jidgooyo taalay meel u jirta magaaladda Baydhaba 5Km, halkaas oo laba gaadhi oo kale oo taagnaa goobtana galaafatay, arintan ayaa dhalisay in dhamaan gawaadhidii halkaa taalay ay wada ololaan.

Kooxda Baydhabo Oo
Isbaraanbaray

Horjoogaha booliska gobolka Gen.Cali Xuseen ayaa ku sheegay qaraxan mid ismiidaamin ah. Salaad Cali Jeelle ayaa isaguna u sheegay Wakaaladda Wararka AP in uu halkaa ka dhacay weerar ismiidaamin ah, oo ay hagayeen sadex ruux oo naftood hurayaal ah, waxaa kaloo iyadna qayb ka ahayd ismiidaamintan gabadh xijaaban iyo sadex ruux oo la socotay, kuwan oo iswada qarxiyay markii ay soo gaareen jidgooyo taalay meel 5Km u jirta gudaha magaaladda Baydhabo.

Jeelle oo hadalkiisa sii wada aya yidhi "Sadexdii Darawal iyo kuwii la socday waxaa lagu dilay goobtii weerarku ka dhacay, ciidanka amaanka ayaa sadex kale oo la socotay naftood hurayaasha gacanta ku dhigay" Gen.Cali Xuseen ayaa isaguna sheegay in ruux keliya noolol lagu qabtay, kan oo ku guuldaraystay in uu ismiidaamiyo.

Ilaa iyo imika lama oga sida ay wax u jiraan iyo tiradda dadka wax ku noqday qaraxyadan. Gen.Cali ayaa sheegay in nin boolis ahi uu ku dhintay qaraxan, halka Jeelle uu qirtay in ciidamadda halkaa ku dhintay ay ku jiraan dad aan Soomaali ahayn, isaga oo tilmaamayay ciidamadda itoobiyaanka ee ay maciinka bideen.

Tigree LaLaayay

Warar kale oo madax banaan ayaa iyaguna sheegaya in weerarkan loola jeeday Ciidamadda Tigreega ah ee ku sugan gudaha Magaaladda Baydhabo, halkaasna lagaga dilay 20Cidamadda Tigreega.

Horay ayaa islaamiyiinta Soomaaliya loogugu tuhmay ismiidaamin la doonayay in lagaga takhaluso Cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran 18kii Bishii September ee 2006da.

Voy + NAgency

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Madaxa Taliska Tigreega Ee Naf-lacaariga ah.
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Yaa Nacaybkan Ku Beeray? Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Bu'aale Oo La Qabsaday Akhri+
Islaamiyiinta Oo Diiday Shirka! Akhri+
Cabsi Laga Qabo Dagaal! Akhri+
Digniinta Maraykanka Ma Saacidi Akhri+
Ragga Baydhabo Oo La Badbaadshay Akhri+
Puntland & Somaliland Oo La Qaban Doono Waqti Dhow Akhri+
Baydhabo Oo Go'doonsan Akhri+
Qabsashadda Baydhabo Akhri+


AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.