Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Xaaji Cali Khalif Galaydh "Culimaddu Taageereey Mudan Yihiin". Xaaji Galaydh. Maqal+
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse "Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Magaciisu waa Illahay baa nagu filan Maqal+
Soomaaliya iyo
Taariikh

Horta halkan waxa ina dhigay Maqal+
Baaqiinii Habarayooniseey


Waaba Loo Bogaye.

Posted: 04.12.06 03:30 PM

Baaqiinii Habarayooniseey
waaba loo bogaye.

Gabaygan waxaa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed, waxaana lagu taageerayaa dhaqan gelinta shareecada islaamka ee beesha Habaryoonis kaga dhawaaqday magaalada Burco. 1dii december 2006 ayey soo saareen waxgarad kor u dhaafay 200 oo ruux oo uu hogaaminayey Suldaan Cismaan Suldaan Cali in ay beesha habaryoonis qaadatay ku dhaqanka shareecada islaamka.

Haddaba waxa gabaygan lagu taageerayaa ma aha habka loogu dhawaaqay ee waa fikradda lagu dhiirraday Wuxuu soo baxay 03 dec 2006. Wuxu yidhi:

Baaqiinii Habaryooniseey waaba loo bogaye
Waa lagu bikaacsaday indhaha sida buluuglaydhe
Burco inad dhankiinii shiddeen balaf naloo keenye
Barigaanu sii eegaynee waad ka badiseene
Iyagana baxnaanada ilaa dhowr beraan sugiye
Waxse basaasta naga reebilayd taasoon been noqone
Budhka CiiseMuusaan rabaa inay la boodaane
Ciisuhu billaawaha ha lulo waa bilbilo khayre
Booramiyo Gadabuursi waa baro islaameede
Ha u beernuglaadeen sharciga boodhka tumiddiise
Beelaha Hargeysoow walle beeniraad malehe
Xeer baaniyaal idinka qaad biligi fiicnaaye
Waa waxay biyii uga gudheen beerihii herere
Culimadan buruudka leh kuwaa jooga baladkiina
U banneeya haydiin fureen baabka daalacane
Waxa beretan loo geli xaqqii layska baalmaraye
Beegsiga kitaab iyo sunnaa buur la soo dhigaye
Billad sharafta khayrka ah ninkaan baaqsanbaa heliye
Ha la boobo buunki u dhawaaq orod bilowgiiye

Baahinta Voy

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Qariidada Soomaaliya.
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.