Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Dr. Omar O Rabeh. "Soomaaliyeey yaan la quusan, Guusha Muslimiinta ayaa ugu dambynta leh, Hadii cidi dhumaysana gumaysiga iyo dadkiisa ayaa dhumi, Qashinku wuu iska tegi doonaa, Illahay baa sidan Muslimka xaqiiqadda ah U yaboohay" Dr. Omar O Rabeh. Maqal+
Inna Caydiid.
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse.
"Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Geesiyaal Quursidiiday


Baa Loo Helay Tigre-egii Qaawana

Posted: 12.12.06 12:29 PM


"Illahay Baa Cidwalba Ka Wayn" Sh.Yuusuf Siyaad Indhacadde. Maqal+

Xoogaga Islaamiyiinta Oo Tiyeeglow Gaadhay iyo Itbooya Oo 7Csiho Loo Qabtay.

Islaamiyiinta Soomaaliya ayaa balan ku qaaday in ay shanta ola tegi doonaan hadii ay isaga bixi waayaan Ciidamadda Itoobiyaanka ee Dabadhilifku kusoo daabulay gudaha dalka Soomaaliya, Sh. Yuusuf Siyaad oo isagu u qaabilsan Islaamiyiinta Soomaaliya arimaha Amaanka ayaa ku sheegay Shir Jaraa'id oo uu ku qabtay Xarunta Soomaaliya Muqdisho in Islaamiyiintu ay weerer ku qaadi doonaan dhamaan meelaha ay xooga ku haystaan Tigre-ega tiradda yar ee ka taliya Itobiya todobaad ka dib.

Sh.Siyaad Kenya ayuu tilmaamay in aysan qudheedu ka faramarnayn ciidamadda gumaysigu doonayo in uu ku soo daabulo gudaha dalka Soomaaliya, isaga oo si gooni ah u tilmaamay in ilaa iyo imika ay ku suganyihiin gudaha dalka Soomaaliya 35.000 oo Askari oo kuwa tigre-ega ah, tiraddan ayaa hadaba in badanna ka badantahay tiradii la malaynayay goortii hore, kuwan oo dunida oo dhami ay ku ogayd gudaha Soomaaliya.

"6 ilaa 8000 ayaa ka jooga Baydhabo, 1500 waxa ay joogaan xadka Itoobiya iyo Kenya, halka 25 gaaroo oo kuwa ciidamadda daabulana la doonayo in laga soo geliyo goobaha kale, kuwan oo kusoo jeeda gudaha dalka Soomaaliya" ayuu yidhi Sheekhu.

Kenya Oo Codsi Loo Diray.

Sh. Yuusuf Siyaad ayaa ka codsaday DOwladda Kenya in ay faraha ka laabato waxa uu Zenawiga Itoobiya walaaqayo, kan oo uu ku tilmaamay in uu doonayo in uu isticmaalo gudaha dalka Kenya si uu halkaa fadhiisimo oga samaysto, sheeku waxa uu yidhi "Kenya colaadi nagama dhaxayso, waxaanan imika leenahay xidhiidh wanaagsan, waxanu ka rajaynaynaa in ay xidhiidhkaa wanaagsan ee ay la leedahay Soomaaliya ilaaliso oo aysan cadowgeena garab siinin".

Dowladda Kenya ayaan iyadu kaba hadlin arimahan dambe ee imika soo cusboonaaday, walol wararka laga helayo Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Kenya ay sheegayaan in ay awax fog tahay in Ciidamo kuwa Zenawi ah ay isticmalaan dhulkeeda, iyadoo ay ujeedadu tahay sidii dagaal looga hurin lahaa gudaha dalka Soomaaliya.

Dagaal Goor Dhow Un La Sugayo.

Iyadoo ay umuurtu halkaa marayso ayay goobjoogayaashu waxay ay kusoo waramayaan in Xoogaga Islaamiyiintu ay imika si muuqata ugu sii siqayaan Magaaladda Tiyeeglow oo 140Km u jirta xarunta gobolka Bay ee Baydhabo saaka oo Arbaca ah, tan oo qayb ka ah dagaal ay daqiiqad walba oo soosocota ku qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Tegre-ega xooga ku haysta goobo ka mid ah gudaha Dalka Soomaaliya.

Arintan ayaa ka dambaysay dagaal laba maalmood ka socday goobahaa, kan oo u dhexeeyey Islaamiyiinta iyo kooxda cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran, kuwan oo garabsanayay Tegre-ega tiradda yar ee ka taliya Itoobiya.

Idaa Iyo Ku Daynmaayo.

Marka lagaba soo tago umuurtan oo idil waxaa jiray in dhawaydba dagaal xagga af-ka ah oo u dhexeeyey Zenawi-ga Itoobiya iyo Islaamiyiinta Soomaaliya, Itoobiya ayaa si isdabajoog ah ugu eedeeynaysay islaamiyiinta in aysan dagaal ka daalayn, islamarkaana aysan doonayn wax aan dagaal ahayn in ay ku caana maalaan, halka Islaamiyiintu ay doonayaan in ay arkaan Soomaaliya oo ka xoroowday Zenawi iyo calooshood u shaqaystayaasha kusoo hogaamiya gudaha dalka Soomaaliya.

Zenawi-ga Itoobiya ayaa dhowr jeer oo hore ku hanjabay in uu Islaamiyiinta weerari doono, hadii ay usoo dhaqaaqaan in ay kooxda Cabdulaahi Yuusuf ka eryaan Baydhabo, arintan oo ay dhowr jeer oo hore ku jabeen, kadib markii ay dagaal fool ka fool ah isaga hoyimaadeen Xoogaga islaamiyiinta ee ku sugan jiida hore ee dagaalka.

Voy + NAgency
___________

Akhri Wararkan Kale

  1. Islaamiyiinta Oo Diiday Shirka! Akhri+
  2. Cabsi Laga Qabo Dagaal! Akhri+
  3. Digniinta Maraykanka Akhri+
  4. Ragg La Badbaadshay Akhri+
  5. Pland/Sland Oo La Qaban Doono Akhri+
  6. Baydhabo Oo Go'doonsan Akhri+
  7. Qabsashadda Baydhabo Akhri+

Jantuuska Qaab Dhismeedka Maxkamadaha Islaamiga ah. Daawo

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Qariidada Soomaaliya.
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.