Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Sh.Cabdiqani Qorani - Denmark. "Rabitaanka Shacabku Ixtiraam Buu Mudan yahay". Sh.A.Qani Qorani. Maqal+
Inna Caydiid.
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse.
"Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Magaciisu waa Illahay baa nagu filan Maqal+
Soomaaliya iyo
Taariikh

Horta halkan waxa ina dhigay Maqal+

Garaadka Goboladda


SS&C Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Minnesota.

Posted: 17.12.06 03:29 AM


"Gogol Baan Fidinay, Waanan Filaynaa In Nalaga Ogolaado " Garaad Jaamac. Maqal+

Voy. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa galabta si wayn loogu soo dhaweeyey Magaaladdan Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Soomaalidu ay sida wayn u deganyihiin, qadasharaf si wayn oo qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hotelka Shariton.

Fadhigan oo bilowday 2:30kii Duhurnimo Waqtiga Minneapolis ayaa ugu horayntiiba waxaa lagu furay Quraanka kariimka ah, fadhigan oo aad loosoo camiray, qiyaas ahaana ay kasoo qayb galeen marti sharaf ku dhow Afarboqol oo qof oo Soomaalida Gobolka ah.

Si guud marka loo tilmaamo Qadosharaftii Maanta ayaa kadinka laga soo galo hoteelka waxaad arkaysay gabdho Soomaaliyeed oo si bilicsan ugu labisnaa dharkii dhaqanka iyo hidaha Soomaalida, waxaa iyadna si wayn goobtaa loogu soo camiray qalabka sida goonida ah uu dhaqanka Soomaalidu caanka ugu yahay Haamo, Xeedhooyin, fandhaahlo IWM.

Garad Jaamac Garaad Cali ayaa ugu horayntiiba lagu soo gelbiyay Sacab si diiran loogu wada garaacay,

Goortii uusoo gaaray halkii loogu talagalay in uu fadhiisto, ayaa ay xafladu si wanaagsan u bilaabatay, goortaas oo si isdaba joog ah loogu soo gudbinayay Garaadka iyo Akhyaartii isugu timi madashaa wixii gabay, geeraar iyo madadaalo loogu talagalay.

Umuurtan ayaan loo kala hadhin Gabyaa, Fanaan, xataa marka lagu daro xawo Ayeeyo oo iyadu galabta goobtaa taalay, Ayeeyo waxa ay ku caan baxday Baraanburadda Qiiradda Wadaninimo xambaarsan, Akhyaartii soo xaadirtay madashan ayaa ay runtii farxad balaadhani wejigooda ka muuqanaysay.

Qadasharaftii Maanta oo runtii aan sidan yar loo tilmaami karin, waxaad ku maqli doontaan barnaamijyadeena dambe, oo aan si gooni ah idiinkugu soo gudbin weedhwalba oo laga yidhi ashqaalkii halkaa ka dhacay galabta.

Voice Of Youth.
___________

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Garaadka SSC Garaad Jaamac Garaad Cali
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.