Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY



Sh.Cabdiqani Qorani - Denmark. "Rabitaanka Shacabku Ixtiraam Buu Mudan yahay". Sh.A.Qani Qorani. Maqal+
Inna Caydiid.
"Xasan Daahir Waa Nin Nabad Ka Keeni Kara Soomaaliya". Inna Caydiid Akhri+
Cadde Muuse.
"Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Cadde Oo Balantii Ka Baxay! Maqal+
Nashiidka
Todobaadkan

Magaciisu waa Illahay baa nagu filan Maqal+
Soomaaliya iyo
Taariikh

Horta halkan waxa ina dhigay Maqal+

Dagaalkii Iidaale


Oo Askar Tige-ega Ah Lagu Laayay.

Posted: 20.12.06 01:40 AM

Islaamiyiinta Soomaaliya Oo Askarta Tigre-ega Ah Ee La Socota Yuusuf-ka Tabarta Daran Laayay.

Voy. Warfidiyeeno ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa kusoo waranaya iyaga oo xiganaya goob joogayaal, in Islaamiyiinta iyo Tigre-ega tiradda yar ee ka taliya Itoobiya uu dagaal saacado yar un kahor ku dhex maray Jiida hore ee Idaale, oo iyadu wax yar u jirta xarunta Gobolka Bay ee Baydhabo, arintan ayaa ka dambaysay kadib markii digniin loo diray ciidamadan oo uu horkacayo Cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran ay iska dhagatireen.

Wararka ugu horeeya ee kasoo baxaya dagaalkan ayaa sheegaya in Askar tigre-ega ah lagaga takhalusay, gacan qaadkan ayaa kusoo beegmay, iyadda oo ay saacado yar un ay kasoo wareegtay, goortii ay dhamaatay 7dii cisho ee loo qabtay in ay ka qalab gurtaan oo ka guuraan Soomaaliya, iyaga iyo wixi danaynaya in ay raacaan.

Mas'uul sare oo u hadlay Islaamiyiinta gobolka Bay, ayaa isaguna wax yar un ka hor inta uusan dhicin dagaalkan u xaqiijiyay warbaahinta, in dagaalku uu lama huraan yahay inta ay Ciidamadda Tigre-egu ku jiraa gudaha dalka Soomaaliya, waxaanu gacanta ku haynaa buu yidhi diyaargarow xoogan oo ku jeeda sidii loogaga saari lahaa Soomaaliya.

Kooxda Baydhabo Oo
Cabsaday.

Nin u hadlay koxoda Baydhabo ayaa sheegay in ay dhufaysyo qodanayaan, iyaga oo ka cabsi qaba weerer daqiiqad kasta ay suuragal tahay in uu Islaamiyiinta oga yimaado, Waxay ugu yeereen Kooxdu islaamiyiinta in ay joojiyaan cabdi gelinta ay ku hayaan, tan oo ay ku tilmaameen mid aan kala joogsi lahayn.

Jangeli ayaa u sheegay warbaahinta in ay doonayaan in ay si nabad ah ugu noolaadan Baydhabo, marwalba ay doonayaan in ay wax walba heshiis ku dhameeyaan, islamarkaana ay soo dhawaynayaan wadahadal kasta oo ay doonayaan Islaamiyiintu.

C. Yuusuf Oo Kelidii
Cidla Taagan.

Wararka imika kooxda Baydhabo kasoo yeedhaya ayaa wax badanna ka duwan, dhaartii iyo hanjabaadii Cabdulaahi Yuusuf-ka tabarta daran uu sii marinayay qalabka warbaahinta todobaadkii lasoo dhaafay oo dhan, Isaga oo mar wax ka badan iyo meel wax ka badan ku sheegay in uu xidhmay dariiq walba oo ay suuragal ahayd in loo maro nabad ay kooxdiisu la gasho Islaamiyiinta.

Yuusuf isaga oo inta badan Af-ka Soomaaliga ku hadlayay, ayaa ay mararkalena soo qaadeen wakaaladaha wararka in uu yidhi "si qaldan baa hadalkaygii loo tarjumay", falalka noocan ah ee aan mas'uuliyadda lagu dhisin ayaa Anfariirkii ay Soomaalidu kooxda baydhabo ka qabtay mid kale ugu daraya.

Inta sida goonida ah indhaha ugu haya Arimaha Soomaaliya, ayaa ka cabsi qaba in dagaal Soomaaliya ka qarxa uu noqon doono mid dad badani faraha kaga gubtaan, kan oo sida ay sheegayaan aan ku ekaan doonin Soomaaliya ee socon doono ilaa iyo Gudaha Itoobiya iyo Ereteria oo ay qaraabo yihiin.

Voy + NAgency.
___________

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Hooyo Soomaaliyeed Oo Dagaal Diyaar U Ah.
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Qormooyinka
Wadaniga!

Sh.Cali Warsame Oo Abaalgud Ka Codsaday S/Land-ta. Akhri+
Ixtiraam Aragtida Dadwaynaha.. Maqal+
Dagaalku Joogsan Maayo" Akhri+
Qaab Dhismeedka Maamulka Islaam. Soomaaliya Akhri+
Jantuuskan Daawo+
Maqal
Todobaadkan

Itoobiya Ciidamadeda Ha Kala Baxdo Maqal+
Soomaaliyeey Difaaca Dalka Maqal+
Sh.Cabdulqadir N.Faarax. Maqal+
Sool Oo Islaam Lagaga Baaqay.Maqal+
Nin U Hadlay Caddaha Sii Liicaya Maqal+
Mudug Oo Ku Baaqay Islaam. Maqal+
Sheekh Jaamac Oo Ka Digay Dagaal Maqal+
Biciidyahan Oo UBaaqay Beesha. Maqal+ M.CumarkaCumar M. "Baaq". Maqal+
Wararka
Todobaadka!

Fadhiga Khardum OoDib Loo Dhigay Akhri+
Guusha Som. Minnesota. Akhri+
Haantaawilifka Baydhabo Akhri+
Gudoomiyaha Bar. & Muqdisho. Akhri+
Islaamiyiinta Oo La Dhaleeceeyey Akhri+
Eedeynta Dowladda Baydhabo. Akhri+
Burburka Madasha Kharduum. Akhri+
Kooxda Baydhabo Oo Isdiidan. Akhri+



AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.