Patriotism Without Boundaries
Calanka Somalia
SHALAY




Qays Ducaale. "Reer Khalaf iyo M.Cumar Puntland Waxba Kama Bedeli Karaan". Gen.Cadde Muuse Maqal+
Cadde Oo Horay LoogaDayriyay. Maqal+
Cadde Muuse Oo Qirtay. Akhri+
Nashiidka
Todobaadkan

Nashiidka Todobaadkan waxaa lagu magacaabaa Illahay Baa Nagu Filan goor walba Maqal+
Sidee Uqaabilnaa Ramadaan
Sida qoran marka bishan la' arko, waxaa laga doonayaa qofwalba oo Maqal+
Waxgaradka Puntland


Ee Minnesota Oo Baaq Wadajir Ah Soo Saaray.

Posted: 13.11.06 01:00 AM

Ku: Isimadda Puntland
Ku: Aqoonyahanka
Ku: Siyaasiyiinta Puntland
Ku: Shacabka Reer Puntland

Ujeedo: Baaq

Waxaan Qirsanahay wanaaga badan ee uu sameeyay Dawlad Goboleedka Puntland ee ay ku bahoobeen beelaha wada dhashay ee Puntland. Waxaan kaloo ka soo horjeednaa waxkasta oo dhibaato ku keenikara nabadgalyada kajirta Puntland.Sidoo kale waxaan qirsanahay wanaaga badan ee kadhashay kacdoonka shacabka ee ay hogaaminayaan midowga maxaakiimta Islaamiga ee gacanta kuhaya inta badan koonfurta soomaliya.

Hadaba anagoo kamid ah Culimo Awdiinka ,Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta , iyo waxgardka reer Puntland ee Dagan Gobalka Minnesota ee Maraykanka.Waxay noola muuqatay inaan talooyin ka bixino Marxalaldaha kasoo cusboonaaday deegaanka Puntland baaqna aan kasoo saarno.

  • Waxaan ugu baaqaynaa Dowlad Golobeedka Puntland hirgalinta kudhaqanka Shareecada Islaamka, taasoo ah badbaaddada dadka iyo dalka. Isla maraakna Maamulku uu qaban qaabiyo shirwayne looga arin sanyo hirgalinta shareecada ayna u dhanyihiin dhamaan beelihii ku bahoobay DGPL.
  • Waxaan ka xunahay raali gallina ka bixinaynaa hadalkii qabyaalada qayaxan ahaa ee Madaxwaynaha DGPL ka jeediyey magaalada Gaalkacyo 11/5/06. Qabyaaladaas oo reer Putnlad ka gudbeen markay ku midoobeen DGPL.
  • Waxaan ugu baaqaynaa Maamul Goboleedka Puntland inuu tix galiyo rabitaanka shacabka reer Puntland, uusana caburin arigtidooda. Waxaana taageeraynaa Go’aanadii ku qornaa bayaankii ay waxgaradka kala duwan kasoo saareen Gobolka Mudug 11/7/06.
  • Waxaan ugu baaqayaa DGPL inay joojiyaan taageerida haraadigii dagaal oogayaashii reer Muqdisho iska soo saareen, Sida: Qabqable Cabdi Qaybdiid oo la wada og soon yahay xasuuqii Naxariis darada ahaa ee uu u gaystay shacabka reer Gaalkcayo iyo reer Muqdisho.
  • Waxaan ugu baaqaynaa DGPL inuu ka saaro ciidamda Itoobiyaanka ah ee Jooga Gobolka, kuwo hor lehna uusan soo galin. Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa inay ka baaqsadaan waxkasta oo sababi kara inuu dagaal ka qarxo Puntland dhexdeeda iyo aaga hada la isku hor fadhiyo.
  • Waxaan taageer sanahay Maxkamaddaha ay Puntland kaga dhawaaqeen qaar kamida beelaha Puntaland dega sida: Beesha Maxamed Cumar, Bah ararsame, Barkad, Reer Biciidyan, iyo Leelkase. Beelaha harayna waxaan ugu baaqaynaa inay qaataan ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
  • Waxaan ka xunahay inuu Maamul Goboleedka Puntland uu ku talaab sanayo talaabooyin aan loo dhamayn khilaafsana qawaaniinta udag DGPL sida; Keenista Ciidama Itoobiyaanka ah. Ugu danbayntii waxaan ugu baaqaynaa in laga wada tashado ayaaha Puntland sidii markii hore wada tashi loogu bahoobay.

Magacyada Waxgaradkii Saxiixay Baaqaan.

  1. Mohamed Abdiraman Wardere
  2. Abdulaahi Hirsi Ali
  3. Abdinur Salad Warfaa
  4. Abdihakim Ahmed Isse
  5. Abdirashiid Daahir Gaboobe
  6. Abdiwali Ali Dahir
  7. Bashiir Muse Elmi
  8. Abdirsaaq Caafi
  9. Omar Mohamed Guraase
  10. Abdulaahi Adan jama
  11. Awaale Ahmed Shiikh
  12. Awil shire Guraase
  13. Ali Siciid Surcad
  14. Ali Warsame Osman
  15. Geele Ali Jama
  16. Abdulaahi A Giir
  17. Adan Nur Wardere
  18. Abdihakim Abdi wardere
  19. Gaas Salad Warsame
  20. Adan isse Mohamed
  21. Abdulahi Mohamed Hassan
  22. Abdulahi Ayaan
  23. Siciid Ibraahim Dabacade
  24. Ahmed Caynab Mohamed
  25. Ahmed Siciid Guure
  26. Mursal Mohamed Salah
  27. Mohamed Ahmed farah
  28. Ali Shiikh Salah
  29. Ali Mohamed Jama
  30. Hilaal Ibraahim Aduur
  31. Mohad Abdi Muse
  32. Qoosh Dahir Adan
  33. Mohamed Aadan Daad
  34. Abdulaahi Mohamed Adan shiino
  35. Ahmed Ali Nugaal
  36. Jibriil kilwe
  37. Mohamed Ibraahim Geedo roor
  38. Mohamed Ahmed Salah
  39. Ahmed Abdulaahi Shire
  40. Abdiwahaab Mohamed Yusuf
  41. Abdilaahi warsame {bidhaan}
  42. Siciid Hirsi Banaf
  43. Ahmed Cige Warsame {jiidhgaale}
  44. Saleebaan Aw Yuusuf
  45. Abdiqaadir Ahmed Muse Tulud
  46. Mubaarak Mohamud Saleebaan
  47. Yaasiin Ali Hasan {yaasiin caato)
  48. Yaasiin Husen Qaybdiid
  49. Mohame Abdulaahi Ali {hanbaase}
  50. Hussen Salah Dalmar
  51. Siciid Mohamed Dirir
  52. Sacad Mohamed Guuleed
  53. Abdulaahi Mohamed Yusuf
  54. Siciid Awil Golongol
  55. Abdinasar Ahmed Abdi
  56. Bashiir Ahmed Abdi
  57. Abdirsaaq Ahmed Abdi
  58. Siciid Mohamed Yusuf Dhere
  59. Mohamed Abdi salad
  60. Abdirahman Haji Mohamud Camay
  61. Mohamud Abdulahi Caydiid
  62. Saleebaan Hassan Guuleed
  63. Abdinur Adan Garaase
  64. Abdiqaadir Osman Hasan Cascase
  65. Jaamac Mahad
  66. Pro Mohamed Hassan Dacar
  67. Saleebaan Hirsi Banaf
  68. Ahmed Jama Muse Habiyos
  69. Kayse Ali Aar Aw Cabdille
  70. Mohamud Ahmed Mahamed Mire
  71. Maxamed Maxamud Ciise
  72. Idris Hassan Maxamed
  73. C/qaadir Salaad Maxamed
  74. Maxamed Rashid Xayle
  75. Maxamed Axmed Cali Foore
  76. Maxamud Axmed Maxamud Anshugar
  77. Xasan Abshir Cadami
  78. Axmed dhoole Xuseen Guray
  79. Abdulaahi Mohame Adan Karaaye
  80. Xussen Salah Cigaal
  81. Sadiq Mohamed Mucalin
  82. Abdikaafi Abdulaahi Dhoore
  83. Abdirsaaq Xuseen Gaboobe
  84. Qaasim Ahmed Salad
  85. Farhan Abdi Ali
  86. Ahmed Abdi Ali
  87. Hussien Ali Barre
  88. Abdirahman Mohamud Adan
  89. Abdiwali Isse Barre
  90. Habib Mohamed Said
  91. Mohamed Xaashaawe
  92. Mohamed Gaafaa Faarah
  93. Abdirisaaq Mahamed Cumar Galayr
  94. Mohamed Ali Muse
  95. mohamed Ducale Nuh(qays)
  96. sheekh cawil sheekh xaamud
  97. Sheekh c/majiid axmed ciise (geedi)
  98. Axmed Saciid Axmed Xaaji
  99. Mursal Ducaale Murug
  100. Sheekh Cabdirisaaq Cilmi Xirsi (fagare)
  101. Maxamed Maxamud Diiriye
  102. Caydaruus Maxamud Diiriye
  103. Ashir MAxamed Muuse
  104. cali maxamed Xasan
  105. Cabdirabi Guuleed Cilmi
  106. Cisman Cige Ciro
  107. Cumar Ahmed Guuleed
  108. C/laahi Faarax yare
  109. Xasan Dhooye
  110. Mohamud Abdi Wabari
  111. Abdirahman Barre Musse
  112. Abdirashiid Yusuf Guure
  113. Mire Mohamed sheikh
  114. Daahir Nur Ali
  115. Yonis Abdi Ashkir
  116. Goox Yaasiin Daad
  117. Maxamed Geele
  118. Cisman Ali Dhagay
  119. Abdulqaadir Warsame
  120. Cigaal Mohamed Ali
  121. Ciise Maxamud Xaaji Xasan
  122. Bile Mohamed Sugule
  123. Abdikaafi Mohamed Cigaal
  124. Abdirahman Warsame wayrax
  125. C/casiis ow Maxamed Faarax bare
  126. Maxamed Cali Faarax
  127. C/risaaq Abshir Faarax (Sancaani)
  128. Ahmed Ali Shire
  129. Habiib Abshir Farah
  130. Abuukar Ali Omar
  131. Bulaale Maxamed Ali
  132. Axmed Adan Kaarshe (indho deero)
  133. Axmed C/rashiid Xaaji Xuseen (Caade)

Gabagebo: Dhamaan Umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxaan ugu baaqaynaa ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo in la ilaaliyo Nabadgalyada iyo Xasiloonida Dadka iyo Dalka.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh
Maxamed C/raxmaan Wardheere
daabad99@hotmail.com

UPDATE - SOMALIA
GUMAYSI MA JIRIN - Sheeko dhab ah!
SOMALIA HANTI IYO BURBUR
DAREENKA WADANIGA
DAGAAL OOGE
HAWEENKA QURBAHA
DUGSIYADDA SARE
DIGTOONAADA
HABLAHA Riverside
WAXAAD TAHAY MAS'UUL

QAYBAHA QUURSIGA: 1 | 2| 3
BAL TANNA SOO EEG 1 | 2 | 3 | 4 | 5| 6 | 7 | 8 | 9 |


Madaxwaynaha Tabarta Daran iyo Jaalkiisa
Somalia Somalia

Archives
Somalia
Gumaysigii Oo
Digay

Mario Oo Talyaani ah ayaa. Akhri+
Jihaad Somalia
Lagaga Dhawaaqay - Sheekh Shariif. Akhri+
Difaaca Dalka
iyo Diinta

Waa Waajib Muqadas Ah - Prof. Cadow Maqal+
Soomaalidu Way Ka Daaleen
Dagaal-Ogayaasha dilooday - Sh.Shariif Maqal+.
Kooxda Maamulka
Hargaysa

Oo Kufriga Hibo Loo siiyay Akhri+ .
Culimo iyo Caamaba
W/G Maxaa ka Haysta SL-nimadda Akhti+.
Kooxda Maamulka Hargaysa
Oo Cabsi Wayn Ka Muujisay Maqal+
Hiiraale Dagaal
Ooge

Aan Mudnayn In Uu Soo Laabto Maqal+
Ciidamo Beeleed
Qabsaday

Kuwan oo ay wehliyeen Itoobiyaan Maqal+.


AQALKA | N.S FOUNDATION | KAYDKA | JADWALKA
ZAMZAM AXMED DUCAALE | AQOON ISWAYDAARSI | NALA EEG


© Copy; 2002 - 2006 VOY, Inc. All Rights Reserved.